Saturday, December 16th, 2017
.

Ciidamada DFS oo howlgalo ka fuliyay shebeelaha dhexe

Published on December 6, 2017 by   ·   No Comments

Ciidamadda qalabka sida ee  dalka Somalia ayaa waxay hawlgalo  ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellada dhexe. howlgalkan ayuu ula jeedkiisu ahaa in laga sifeeyo deegaanka kooxo hubaysan oo isbaarooyin dhigan jiray wadooyinka.

Hadaba Deegaanadan ay ciidamada DFS hawgalada ka fuliyeen waxaa ka mid ah Cadale, Warshiiq, Raagaceele iyo deegaano kale  waxayna dadka shacanka ahi  sheegeen in Kooxo dablay ahi jid gooyo dhigan jireen wadooyinka.

 

Wafdi uu horkacayoayo Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Dhexe mudane Axmed Mayre Makaraan ayaa ga

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)

Comments are closed.




WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->