Friday, January 19th, 2018
.

Daawo: Boqor Burhaan oo Madaxwayne FARMAAJO Gudoonsiiyey FARAS iyo Waxyaabo uu siwayn ugu farxay (Video)

,
Published on January 10, 2018 by   ·   No Comments

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa magaalada Qardho ee Xarunta dhaqanka si balaadhan ugu soo dhoweeyay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi (Farmaajo ) iyo Wafdiga uu Hogaaminayo.Boqor Burhaan ayaa Madaxwaynaha Gudoonsiiyey Faras, Maryaha Hidaha iyo Dhaqanka, Bilad Sharaf iyo Weliba Waxyaabo kale oo Boqotooyadu caan ku tahay. Wuxuuna sidoo kale Halkaasi ka jeediyey Khudbad uu uga hadlay Xaalada dalka iyo Muhiimada ay leedahay Midnimadu.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

.

Readers Comments (0)



<




ARRIMAHA BULSHADA

Jabuuti oo marti galisay shirka Ciidanka heeganka ah ee Bariga Africa iyo Somalia oo ka baaqatay…

January 19, 2018
Magaalada Jabuuti oo ah caasimada dalka Jabuuti ayaa  waxaa lagu soo gaba-gabeeyya shirkii saddex iyo labaatanaad ee ururka ...

WAR DAG DAG AH: Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay dalka India oo caawa kasoo degtay Muqdisho & RW Kheyre oo Garoonka uga hortagay…

January 19, 2018
Waxaa fiidkii hore ee caawa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee  Aadan Cadde ee ku yaala magaalada Muqdisho kasoo ...

DEG DEG VIDEO;- Maamulka Soomaaliland oo Ka Cabanaya Farmaajo, Kana Seexan Waayey Safarkiisa Muuqaal

January 19, 2018
Faysal cali Waraabe oo shir ku qabtay magaalada hargeisa ayaa ka hadlay xaalada maamulka somaliland oo u sheegay ...

Daawo Video::Falaqaynta Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada puntland Iyo Somaliland Dhulbahante dhiigu Ku kacay (MUUQAAL)

January 19, 2018
HALKAN KADAAWO MUQAALKA IYO FAAH FAAHINTA 

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inuu socdaal ku yimaado magaalada laascaanood iyo tukoraq halkaasi oo ay ka ...