Saturday, December 16th, 2017
.

Daawo: Musharax C/raxmaan Cirro oo qaadacay doorashadii Somaliland (MUUQAAL)

Published on November 21, 2017 by   ·   No Comments

Musharax Xisbiga Waddani ee Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa Xalay ku dhawaaqay inuu qaadacay doorashadii Madaxtooyada ee dhacday 13-kii bishan, isagoo caddeeyay inay dhacday musuq maasuq iyo ku shubasho.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Hargeysa ayuu kaga dhawaaqay in doorashadii dhacday 13-kii bishan November aaanay qabsoomin doorasho xor iyo xalaal ah.

HALKAN KAAN KADAAWO MUUQAALKA

 

 

Musharax Cirro ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay 13-kii bishan la xir xiray taageerayaasha iyo Mas’uuliyiinta Xisbiga Waddani, loona geystay jirdil iyo handadaad.

“Waxaa ayaan darro ah in aanay inoo qabsoomin doorasho xor iyo xalaal ah 13-kii bishan November, waxaa dhacay doorashadii kaddib dhib weyn oo dhiig badan ku daatay, waxaa ku jira dadka dhimashada iyo dhaawaca soo gaaray carruur yar”ayuu yiri Musharax Cirro.

 

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->