Friday, January 19th, 2018
.

(Daawo Muuqaal) Arin Lama Filaan oo uu Sheegay Sargaalkii ka soo Baxsaday Shabaab ee kusoo Biiray Dowlada..

,
Published on January 13, 2018 by   ·   No Comments

Horjoogahan kasoo jeeda ururka  Al-shabaab ka tirsan ayaa wuxuu sheegay in ururka Al-shabaab dhexdeeda ka jiro khilaaf xoog leh  ayna bilaabeen in dhexdooda ay is dilaan cabsi darteedna uu naftiisa u la soo baxsaday.

Horjoogaha ka tirsan  ururkaasi Al-shabaab ayaa la sheegay inuu laf ahaantiisa la soo baxsaday naftiisa  markii uu ka cabsaday in la khaarijiyo  kadib markii xubno ka tirsan Al-shabaab looga shakiyay inay wadahadal kula jiraan dowladda Soomaaliya.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

.

Readers Comments (0)



<




ARRIMAHA BULSHADA

Jabuuti oo marti galisay shirka Ciidanka heeganka ah ee Bariga Africa iyo Somalia oo ka baaqatay…

January 19, 2018
Magaalada Jabuuti oo ah caasimada dalka Jabuuti ayaa  waxaa lagu soo gaba-gabeeyya shirkii saddex iyo labaatanaad ee ururka ...

WAR DAG DAG AH: Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay dalka India oo caawa kasoo degtay Muqdisho & RW Kheyre oo Garoonka uga hortagay…

January 19, 2018
Waxaa fiidkii hore ee caawa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee  Aadan Cadde ee ku yaala magaalada Muqdisho kasoo ...

DEG DEG VIDEO;- Maamulka Soomaaliland oo Ka Cabanaya Farmaajo, Kana Seexan Waayey Safarkiisa Muuqaal

January 19, 2018
Faysal cali Waraabe oo shir ku qabtay magaalada hargeisa ayaa ka hadlay xaalada maamulka somaliland oo u sheegay ...

Daawo Video::Falaqaynta Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada puntland Iyo Somaliland Dhulbahante dhiigu Ku kacay (MUUQAAL)

January 19, 2018
HALKAN KADAAWO MUQAALKA IYO FAAH FAAHINTA 

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inuu socdaal ku yimaado magaalada laascaanood iyo tukoraq halkaasi oo ay ka ...