Saturday, December 16th, 2017
.

DAAWO: Nin Xasuuq ba’an ka geystay Bosnia oo Maxkamadda Adduunka oo Lasoo tagay ku dhex cabay Sun (Video)

Published on November 30, 2017 by   ·   No Comments

Ninkan oo lagu magacaabo Slobodan Praljak ayaa ka mid ahaa 6 Hogaamiyeyaal Militari oo
maxkamada adduunka ay ku furtay kiisas xasuuq iyo faldanbiyeedyo bareer ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Slobodan Praljak, ayaa ku eedeysnaa in dambiyo dagaal uu ka geystay Bosnia, ayaa markii danbe lagu xakumay 20 sano oo xarig ah sanadu markay aheyd 2013.

Danbiyada xasuuqa ee lagu soo oogay Mr Slobodan Praljak ayaa intooda badan ka dhacay magaalada Mostar.

Slobodan Praljak, ay socotay dhagaysiga rafcaan uu ka qaatay xukunkaas ayaa si cad Maxkamada Hague ugu dhex cabay sun.

Slobodan Praljak, ayaa sunta cabay kadib markii uu maqlay in maxkamada ay diiday rafcaankiisa waxa uuna isla goobta ku cabay sun, ka hor inta aan loo yeerin gaadiidka qafilan ee qaadi lahaa. DAAWO WAXA DHACAY.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->