Tuesday, October 17th, 2017
.

DAAWO: OBAMA oo jeediyay khudbadiisii ugu danbaysay iyo ilinta oo isdhaaftay goobtii ..

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Barack Obama oo xilkiisu ku egyahay 20 bishan janaayo 2017 ka ayaa wuxuu jeediyay khudbadiisii ugu danbaysay inta uu xilka madaxwaynenimo hayo.

Goobta uu khudbada ka jeedinayay ayaa waxaa ka muuqanayay dad asalkoodu madow maraykan ah yahay oo ilintu ka qubanayso.

Madaxwayne Obama ayaa wuxuu khudbadiisa kaga hadlay arrimo badan ayaa waxaa kamid ahaa waxyaabaha uu ka hadlay;

ISBADALKA: Obama ayaa wuxuu sheegay markuu arkay sida ay dadku u dadaalayaan isla markaasna ugu qanacsanyihiin isbadalka in uu dareemay muhiimada ay leedahay in dadka caadiga ah ay ka qayb qaataan isbadalka.

Obama ayaa wuxuu sidoo kale xusay awooda uu leeyahay isbadalku iyo in uu isbadalkaasi ku yimid dadaal ay sameeyeen dadkii ka horeeyay oo dadaal badan u galay in la gaadho heerka maanta la taaganyahay.

CUDUDA NUCLEARKA: Obama ayaa sheegay in cududa iyo awooda Nuclearka ee dalka Maraykanku yahay mid aan lala sinayn isla markaasna sareeya.

KOBOCA MARAYKANKA: Obama ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay in maraykanku yahay mid ka wanaagsan sidii uu ahaa wakhtigii uu xilka qabtay sideed sano ka hor isagoo sheegay in ay dumuqraadiyadu shaqaysay isla markaasna aysan ahayn mid fudud in ay shaqayso dimuqraadiyadau mararka qaarkoodna laga yaabo in uu dhiig ku daadto raadinta dimuqraadiyada.

SHAQO LA AANTA: Madaxwaynaha ayaa wuxuu sheegay in heerka shaqo la aanta dadka reer maraykan ay gaadhay heerkii ugu hooseeyay ee abid ay gaadhaan dadka maraykanka ah ee shaqao la aanta ah.

halkan riix oo akhriso warbixintan oo English ah..

 

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

DAAWO:-Sawirada Iyo Magacyada Dadka Wali Lala,ayahay Ee Qaraxii Soobe Murugo Iyo Calool xumo…..

October 16, 2017
https://youtu.be/mXbccQeSU9Q  

Madaxwayne Farmaajo oo qaabilay wafdi uu soo gurmaday shacabka oo ka yimid Jabuuti “SAWIRRO”…

October 16, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay wafdi u badan Dhaqaatiir oo uu hogaaminayo Wasiirka Cafimaadka ...

DAAWO: Muuqaal naxdin leh ku dhiiranaanta Somalida ee Dhiiga Islaamka iyo culayska uu leeyahay aakhara iyo adduunkaba…

October 16, 2017
https://youtu.be/mXbccQeSU9Q   Sheekha caanka ah ee Soomaaliyeed sheekh Maxamed cabdi umal ayaa wuxuu ka hadlay khatarta ay leedahay in la ...

Madaxwayne Farmaajo oo dhambaallo tacsi ka helay qaar ka mid ah Madaxda Caalamka….

October 16, 2017
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar ka mid ah waddamada ...

Taliyaha cusub ee ciidamada xoogga dalka oo maanta xilka la wareegay…

October 16, 2017
Taliyaha cusub ee Ciidamada xoogga dalka Jen. C/wali Xuseen Jaamac (Gorod) ayaa maanta xilka la wareegay, kaddib munaasabad ...

DAG DAG: DAAWO: Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay dameero loo adeegsan rabay In…

October 16, 2017
https://youtu.be/tCeKVpLl4Es  

Mukhtaar Roobow “Wixii Zoobe ka dhacay waa Fal waxuushnimo oo aan diin ka turjumayn”…

October 16, 2017
Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo horay uga tirsnaaa Al-Shabaab ayaa ku tilmaamay qaraxii ka dhacay Zoobe ee ...

Wasiirka Caafimaadka Turkiga oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho…

October 16, 2017
  Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Turkiga Ahmet Demircan ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya  iyadoo ...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo shaaca ka qaaday dalal Soomaaliya u balan-qaaday gargaar caafimaad…

October 16, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in dalalka Turkiga, Qatar, Kenya, Ethiopia iyo Jabuuti ay ...

Dowladda Federaalka oo war rasmi ah ka soo saartay Khasaaraha nafeed ee Qaraxii Isgoyska Zoobe…

October 16, 2017
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war ka soo saartay khasaarihii baaxada lahaa ee ka dhashay qaraxii shalay ...

Golaha Ammaanka oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee Muqdisho….

October 16, 2017
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si xooggan u cambaareeyay weerarkii Argagixiso ee 14-kii bishan ka dhacay magaalada ...

Madaxwaynaha oo sagootiyay qaar ka mid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga…

October 16, 2017
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa booqday Xarunta Gurmad Qaran oo ay ka socdaan hawlaha gurmadka iyo baadigoobka ...

Maydad hor leh oo laga soo saaray dhismayaasha ku bur buray qaraxii Zoobe…

October 16, 2017
Maydad hor leh ayaa laga soo saaray dhismayaasha ku bur buray qaraxii maalintii sabtidii ka dhacay isgoyska Zoobe ...

DAG DAG: Dagaal culus oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Ciidamada DF oo hadda ka socda duleedka Balcad

October 16, 2017
Deegaan Duleedka ka ah degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa lagu soo waramayaa inuu ka socda dagaal ...

DAAWO-Garoowe oo looga dhawaaqay war ay wada sugayeen shacabka Puntland…

October 15, 2017
Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ...

Madaxwaynaha oo booqday Isbitaalada iyo goobtii qaraxa ka dhacay ee Zoobe (Sawirro)….

October 15, 2017
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow tagay goobtii uu qaraxii shalay ka dhacay ee Isgoyska Zoobe iyo ...

Ra’iisul Wasaaraha oo ka baaqday booqasho rasmi ah uu ku tagi lahaa Turkiga…

October 15, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa baajiyay safar rasmi ah oo uu maalinta berri ku tagi lahaa ...

Dowladda Turkiga oo si kulul u cambaaraysay qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay Muqdisho…

October 15, 2017
Dowladda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii lagu hoobtay ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan ...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha Qaraxii Zoobe iyo Maydad laga soo saaray bur burka…

October 15, 2017
Waxaa wali socda gurmadka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxii weynaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ...

Sanad guurada sadexaad ee Ururka Dhalinta Rajada oo lagu qabtay Muqdisho iyadoo kusoo aaday wakhti….

October 15, 2017
Munaasabad lagu xusayay sanad-guuradii 3aad eek a soo wareegatay maalinta la aas aasay Ururka Dhalinyarada Rajada Soomaaliiyeed (Jiilul ...

Inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho oo saaka xidhan…

October 15, 2017
Waxaa saaka xiran qaybo ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho  iyadoo uu socdo samata bixinta iyo gurmadka loo ...

Madaxwaynaha oo ku dhawaaqay saddex maalmood baroor diiq qaran iyo calanka oo hoos loo dhigo…

October 15, 2017
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo baroor diiq qaran ...

Sawirro: Burbur iyo khasaare lixaad leh ayuu geystay Qaraxii Zoobe…

October 14, 2017
Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxii weynaa ee galabta ka dhacay Isgoyska Zoobe, kaasoo lagu tilmaamay ...