Saturday, December 16th, 2017
.

DAAWO: Qarixii Zoobe kadib dhibaatada ay la kulmaan mulkiileyaasha gawaadhida waa wayn…

Published on December 3, 2017 by   ·   No Comments

Ganacsatada shidaalka iibiya ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxay cabasho ka muujiyeen caqabado cusub oo soo wajahay tan iyo intii uu dhacay qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Zoobe.

Ganacsatada shidaalka iyo mulkiile yaasha gaadiidka waa wayn ayaa waxay sheegeen in amar lagu siiyay in aysan adeegsanin wadooyinka Muqdisho isla markaasna habeenkii aysan jirin dakad furan.

Muuqaalkan ayaa wuxuu muujinayaa gaadiid badan oo la dhigay garaashyada iyadoo ay ka cabanayaan in ay ku dhacday shaqo la aan, Gaadiidlayda ayaa waxaa lagu amray in ay shaqeeyaan inta ka danbaysa sideeda fiidnimo.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS MudaneĀ  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->