Saturday, February 17th, 2018
.

DAG DAG: Dhagayso Xogtii ugu danbaysay ee wadahadalkii Nairobi iyo hada xaguu marayaa…

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Wararkii u danbeeyay ee wadahaladii u dhexeeyay Dowlada Itoobiya iyo ONLF ayaa wuxuu sheegayaa in uu haatan wadahadalkii marayo meel xaasaasi ah isla markaasna uu isu tanaasul badani jiro labada dhinac balse ilaa haatan waxaan wali soo bixin warbixin rasmi ah.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in uu mar wadahadalku galay marxalad adag iyadoo la isku qabtay dhanka sexeexa la xidhiidha labada dhinac balse waxaa jira isfahan badan oo ilaa haatan jira labada dhinac inkastoo aysan wali jirin haysa wax war ah oo qoraal ah oo kasoo baxay labada dhinac iyo dhex dhexaadiyeyaasha midna.

Wali shacabka ayaa waxay rajo wayn ka qabaan in uu wadahadalkan kasoo boxo wax midho dhala isla markaasna ummada dan u ah.

wahadalkan ayaa wuxuu kuwii hore kaga duwanyahay in ahmiyada la siiyay Somalidu sidii ay isu fahmi lahaayeen iyadoo labada dhinac midkasta uu aqbalay dalabaadka midka kale balse ilaa haatan aan la shaacin.

HALKAN RIIX OO DHAGAYSO CODKA

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

MUUQAAL: Qaar kamid ah Soomaali ku xidhaynayd Dalka Liibiya oo Muqdisho Dawladdu keentay oo Farxad la Ooyey

February 17, 2018
Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Waxaa maanta kasoo degey Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xidhnaa dalka Liibiya,  Kuwaasi oo Dalwadda ...

LAASCAANOOD: Dhacdo Naxadin iyo Murugo Badan oo ku dhacday Wiil Soo Qabsaday Xayawaanka Diinka (Video)

February 17, 2018
Wiil dhalinyaro ah oo ku noolaa magaalada Laascaanood ayaa soo Qabsaday   Xayawaanka Diinka , Kadib markii uu ku ...

Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar oo jig-jiga ka dagay…

February 17, 2018
Madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxay dib ugusoo ...

XOG: Safaarada Turkiga ee Somalia oo Qorshe lama filaan ah ka wada Muqdisho…

February 17, 2018
Sida aan xogta ku helnay Safaarada Turkiga ee Somalia ayaa wada qorsho ay ku howlgalineyso qaar kamid ah ciidamadii ay dhawaan ...

DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose….

February 17, 2018
DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose…. Xilli Muddooyinkii ugu dambeeyay ciidamada ...

WAR DAG DAG AH: Dad Maxaabiis ah oo laga soo dajiyay Magaalada Muqdisho…

February 17, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa goor dhow laga soo dajiyay Maxaabiis Somaliyeed oo dowladda Somaliya ay ku guulaysatay ...