Saturday, February 17th, 2018
.

Dag dag: madaxwaynaha Jubbaland axmed maxamed islaam oo ku soo biiray wadahadalka Nairobi uga socda Onlf iyo dowlada Itoobiya…

Published on February 11, 2018 by   ·   No Comments

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed maxamed Islaam Axmed madoobe ayaa wuxuu kasoo dagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb qaato wadahadalka ururka ONLF iyo dowlada Itoobiya uga socda magalaada Nairobi.

Madaxwyane axmed maxamed islaam ayaa waxaa la sheegay in sababta ugu muhiimsan ee uu uga soo qayb galay shirka ay tahay sidii uu uga qayb qaadani lahaa sidii ay labada dhinac guul uga gaadhi lahaayeen wadahadalkan isla markaasna uusan u fashilmi lahayn.

Shirkan ayaa wuxuu u muuqdaa mid ay kasoo qayb galeen dhamaanba dadkii ay khusaysay qadiyada gobolka Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyadoo uu shalay magaalada soo gaadhay sidoo kale madaxwyanaha Dowlad deegaanka soonaalida Itoobiya iyo waliba ergada ka socotay dhanka ururka Onlf.

Waxaa sidoo kale shirkan kaalin muhiim ah ku leh urur goboleedka  IGAD iyo beesha caalamka oo goob jooge ka ah.

 

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

MUUQAAL: Qaar kamid ah Soomaali ku xidhaynayd Dalka Liibiya oo Muqdisho Dawladdu keentay oo Farxad la Ooyey

February 17, 2018
Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Waxaa maanta kasoo degey Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xidhnaa dalka Liibiya,  Kuwaasi oo Dalwadda ...

LAASCAANOOD: Dhacdo Naxadin iyo Murugo Badan oo ku dhacday Wiil Soo Qabsaday Xayawaanka Diinka (Video)

February 17, 2018
Wiil dhalinyaro ah oo ku noolaa magaalada Laascaanood ayaa soo Qabsaday   Xayawaanka Diinka , Kadib markii uu ku ...

Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar oo jig-jiga ka dagay…

February 17, 2018
Madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxay dib ugusoo ...

XOG: Safaarada Turkiga ee Somalia oo Qorshe lama filaan ah ka wada Muqdisho…

February 17, 2018
Sida aan xogta ku helnay Safaarada Turkiga ee Somalia ayaa wada qorsho ay ku howlgalineyso qaar kamid ah ciidamadii ay dhawaan ...

DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose….

February 17, 2018
DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose…. Xilli Muddooyinkii ugu dambeeyay ciidamada ...

WAR DAG DAG AH: Dad Maxaabiis ah oo laga soo dajiyay Magaalada Muqdisho…

February 17, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa goor dhow laga soo dajiyay Maxaabiis Somaliyeed oo dowladda Somaliya ay ku guulaysatay ...