Saturday, December 16th, 2017
.

DEG DEG: Al-shabaab oo duqeeyay Xarun ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada Jabuuti…

Published on December 5, 2017 by   ·   No Comments

DEG DEG: Al-shabaab oo duqeeyay Xarun ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada Jabuuti…

Ururka Al-shabaab ayaa waxay madaafiic ku duqeeyeen goobo saldhig u ah ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaalada baladwayne ee gobolka Hiiraan.

Shacabka reer baladwayne ayaa waxay sheegeen in ay saaka subaxdii hore maqleen dhawaaqa madaafiic ah Al-shabaab ku rideen saldhigyadaasi.

Wararka ayaa waxay sheegeyaan in qaar kamid ah ay ku dheceen xerada ciidanka ee Jabuuti inkastoo aan la sheegin wax dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay duqayntaasi.

Al-shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay kasoo gamayeen duqaynta duleedka magaalada baladwayne iyagoo markii danbe iskaga cararay goobta ay duqaynta kasoo samaynayeen.

Magaalada baladwayne ayaa ah hada mid daganiyadoo ay ciidamada Jabuuti iyo kuwa DFS ay ku bexeen goobihii ay Shabaab kasoo duqaynayeen magaalada baladwayne.

 

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS MudaneĀ  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->