Saturday, December 16th, 2017
.

DEG DEG: Dhagayso Dablay hubaysan oo dil u maleegayay gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo gacanta lagu dhigay…

Published on December 6, 2017 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayay shalay niskii danbe weerar kusoo qaadeen dablay hubaysan wakhti uu kasoo tagay dagmada maxaas kuna sii wajahnaa magaalada Baladwayne.

Wakhti yar weerarka kadib ayaa waxaa howlgalo  ka fuliyay deegaanada ku dhow maxaas ciidanka booliska ee deegaanadaasi ku sugan sida uu sheegay Maxamed Maxamuud Rooble oo ah ku simaha taliyaha ciidamada Booliska ee gobolkaasi Hiiraan.

Ku simaha taliyaha booliska ayaa wuxuu intaasi ku daray in dagaal koobani uu dhex maray kooxihii weerarka ku qaaday Gudoomiyaha iyo kolanyaduu watay oo ka tirsan Al-shabaab isla markaasna ay khasaare gaadhsiiyeen isagoo sidoo kale sheegay in 20 qof loo qabtay arrimo la xidhiidha weerarka lagu qaaday gudoomiyaha.

           HALKAN RIIX OO DHAGAYSO CODKA

 

 

 

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->