Friday, January 19th, 2018
.

DEG DEG: Gaadhi Qarax laga soo buuxiyay iyo Nimankii watay oo gacanta lagu dhigay…

,
Published on January 13, 2018 by   ·   No Comments

Warar ay heshay wakaalada xogtashacabka24.com ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen Gaadhi Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

 

Gaadhigan oo nuuciisa uu ahaa Noah ayaa waxaa lagu qabtay agagaarka Excontrol Afgooye.

 

Ciidamada Dowlada ayaa ka shakiyay gaarigan waxayna ku bilaabeen baaritaan iyagoo markii hore xabadka dhulka u dhigay labo ruux oo saarnayd  waa darawalkii iyo qof kale oo shirka la saarnaa.

 

Hadaba Baadhitaano ayaa waxay hada ku socda gaadhiga iyo ragii waday, iyadoo tani ay tahay guul weyn oo usoo hoyatay ciidamada amaanka, maadaama gaarigan la doonayay in lasoo galiyo gudaha Magaalada Muqdisho oo waxyeelo loogu gaysto shacabka Soomaaliyeed.

 

Si kastaba ha ahaatee dowlada Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii ay kaga hortagi laheyd weerarada qorsheysan oo ay gaysanayaan Ururka Al shabaab iyo Qaraxyada ay doonayaan inay ku dhibaateeyaan shacabka.

 

.

Readers Comments (0)



<




ARRIMAHA BULSHADA

Jabuuti oo marti galisay shirka Ciidanka heeganka ah ee Bariga Africa iyo Somalia oo ka baaqatay…

January 19, 2018
Magaalada Jabuuti oo ah caasimada dalka Jabuuti ayaa  waxaa lagu soo gaba-gabeeyya shirkii saddex iyo labaatanaad ee ururka ...

WAR DAG DAG AH: Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay dalka India oo caawa kasoo degtay Muqdisho & RW Kheyre oo Garoonka uga hortagay…

January 19, 2018
Waxaa fiidkii hore ee caawa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee  Aadan Cadde ee ku yaala magaalada Muqdisho kasoo ...

DEG DEG VIDEO;- Maamulka Soomaaliland oo Ka Cabanaya Farmaajo, Kana Seexan Waayey Safarkiisa Muuqaal

January 19, 2018
Faysal cali Waraabe oo shir ku qabtay magaalada hargeisa ayaa ka hadlay xaalada maamulka somaliland oo u sheegay ...

Daawo Video::Falaqaynta Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada puntland Iyo Somaliland Dhulbahante dhiigu Ku kacay (MUUQAAL)

January 19, 2018
HALKAN KADAAWO MUQAALKA IYO FAAH FAAHINTA 

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inuu socdaal ku yimaado magaalada laascaanood iyo tukoraq halkaasi oo ay ka ...