Saturday, December 16th, 2017
.

DEG DEG LIVE U DAAWO;-Munaasibada Lagu Shaacinayo Natiijada doorashada Somaliland oo socota (MUUQAAL)

Published on November 21, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa hada magaalada Hargeisa ka socota Qaban-qaabada Munaasibad lagu shaacin doono Natiijada Doorashadii ka qabsoontay Somaliland, Iyadoona Halkaasi lagu shaacin doono madaxweynaha bedeli doona Axmed Maxamed Siilaanyo oo todobadii sano ee lasoo dhaafay ka Arriminayey Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Arintaan ayaa timid kadib markii ay sheegeen Guddiga Doorashadu in dib loo tiriyay Codadkii Muranka dhaliyay ee laga dhiibtay magaalooyinka Hargeysa iyo Gibiley, waxayna intaasi kadib isku raaceen in la shaaciyo  Musharaxii ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha maamulka Somaliland.

Warbaahinta iyo Xubno kale ayaa hada ku sugan Madasha Looga dhowaaqi doono Musharaxa guulaystay,  Waxaana arintaan kusoo aadaysaa iyadoo Gudoomiyaha Xisbiga wadani uu sheegay inuu Qaadacay Natiijo kasta oo kasoo baxda Gudiga doorashada.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->