Saturday, December 16th, 2017
.

DEG DEG Maamulka Puntland Xarumo Ciidan Ka Samaystay Deegaanada Somaliland iyo Muuqaal Laga Duubay

Published on November 26, 2017 by   ·   No Comments

Xiisad ayaa ka soo cusboonaatay Deegaanka Bixin ee Gobalka Sool gaar ahaan Dooxoyinka u dhexeeya Boocame iyo Deegaanka Bixin waxaana halkaas ka socda dhaqdhaq Ciidan iyo waliba Xiisad.

Maamulka Puntland ayaa damcay hadda ka hor in uu Dooxadan Bixin Inuu Dhul Balaadhsi ku sameeyo islamarkaana Ku sameeyan Deegaamaysi ayaa waxaa ka dhalatay  xiisad ka kadib waxaa lagu Guulastay in laga Burbursho guryo ay ka dhiseen Halkaasi mamaulka Puntland.

 

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

 

 

Mudo kadib Maamulka Puntland wuxuu hadda sooo cusbooneysiiyey Xiisaddii Deegaanka Bixin wuxuuna halkaas soo dhoobay Boqolaal Maleeshiyaad ah kuwaas oo doonaya in ay Dhulbahaaldhsi ku sameeyaan Deegaanka Bixin.

Qaar kamid ah Shacabka Degmada Bocame oo warbaahinta la hadlay ayaa shacabka deegaanka ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan Dhulbalaadhsi Maamulka Puntland oo uu Hormuud ka yahay Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Faraweyne ay ku sameeyaan Deegaankaas sida ay hadalka u dhigeen.

 

 

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->