Saturday, February 17th, 2018
.

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

Published on January 19, 2018 by   ·   No Comments

Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inuu socdaal ku yimaado magaalada laascaanood iyo tukoraq halkaasi oo ay ka socdaan abaabulkii lagu soo dhawayn lahaa sida ay shabakada daldoon u xaqiijiyeen xubno la socday wasiirka biyaha Hargaysa Saleebaan Cali Koore

Socaalkan oo aan horay loo shaacin ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo isaga madaxwaynaha Somaliland ku tago deegaanadaasi tan iyo intii uu qabtay xilka madaxwayne ee Somaliland ee uu ku yimaado deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn (SSC) oo xiligan ay ku jirto xaalad kacsanaan ah kadib markii uu xoog kula wareegay deegaanka tukoraq

Waxaa hadda magaalada laascaanood ku sugan wafti uu hogaaminayay wasiirka biyaha iyo waliba Cali khaliif galaydh.

Socdaalkan ayaa wuxuu la xidhiidhaa colaada kasoo cusboonaatay Puntland iyo Somaliland oo xiisad colaadeed oo culusi ay ka dhex taagantahay todobaadyadan ugu danbeeyay halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan ciidamo ka kala socda Somaliland iyo Puntland.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

MUUQAAL: Qaar kamid ah Soomaali ku xidhaynayd Dalka Liibiya oo Muqdisho Dawladdu keentay oo Farxad la Ooyey

February 17, 2018
Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Waxaa maanta kasoo degey Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xidhnaa dalka Liibiya,  Kuwaasi oo Dalwadda ...

LAASCAANOOD: Dhacdo Naxadin iyo Murugo Badan oo ku dhacday Wiil Soo Qabsaday Xayawaanka Diinka (Video)

February 17, 2018
Wiil dhalinyaro ah oo ku noolaa magaalada Laascaanood ayaa soo Qabsaday   Xayawaanka Diinka , Kadib markii uu ku ...

Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar oo jig-jiga ka dagay…

February 17, 2018
Madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxay dib ugusoo ...

XOG: Safaarada Turkiga ee Somalia oo Qorshe lama filaan ah ka wada Muqdisho…

February 17, 2018
Sida aan xogta ku helnay Safaarada Turkiga ee Somalia ayaa wada qorsho ay ku howlgalineyso qaar kamid ah ciidamadii ay dhawaan ...

DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose….

February 17, 2018
DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose…. Xilli Muddooyinkii ugu dambeeyay ciidamada ...

WAR DAG DAG AH: Dad Maxaabiis ah oo laga soo dajiyay Magaalada Muqdisho…

February 17, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa goor dhow laga soo dajiyay Maxaabiis Somaliyeed oo dowladda Somaliya ay ku guulaysatay ...