Friday, January 19th, 2018
.

DEG DEG VIDEO;- Ciidamadii Ugu Badna ee Somaliland oo ku Wajahan Xarunta Puntland MUUQAAL

,
Published on January 11, 2018 by   ·   No Comments

Ciidamadii ugu badna ee Somaliland ayaa kasoo dhaqaaqay Magaalada Hargeysa oo xarun ah Somaliland iyago ku wajahan degaanka Tukaraq ee Gobalka oo dhawaan kala waregen Puntland halkaas oo la filayo iney tagan masuuliyiin ka tirsan Somaliland.

Warbaahinta ayaa heshay muuqaal muujinaya bixitaanka ciidamada ugu soo baxen Magaalada Hargeyso iyado saraakiil ka tirsan laamaha amaanka Somaliland ay shegen in ciidamada ay tagi donaan degaano ka tirsan Xadka Puntland iyo Somaliland.

Ciidamada oo ku gaashaman gaadiidka degaalka ayaa la arkayey iyago kasoo baxay Hargeysa isla markaana shacabka badan ay u taagnayen hareraha wada waxana arintan ay timid xili dhawaan Maamulka Puntland uu ku hanjabay degaal ka dhan ah Somaliland.

Dhawaan ayey aheyd markii degaanka Tukaraq u ka dhacay degaal xoogan oo u dhaxeya Somaliland iyo Puntland halkaas oo ay ugu danbeyn la waregen ciidamada Somaliland waxana xiligaasi waxii ka danbeyay laga daremayey labada dhinac xiisad colaaded.

HALKAN KADAAWO MUUAALKA

.

Readers Comments (0)



<




ARRIMAHA BULSHADA

Jabuuti oo marti galisay shirka Ciidanka heeganka ah ee Bariga Africa iyo Somalia oo ka baaqatay…

January 19, 2018
Magaalada Jabuuti oo ah caasimada dalka Jabuuti ayaa  waxaa lagu soo gaba-gabeeyya shirkii saddex iyo labaatanaad ee ururka ...

WAR DAG DAG AH: Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay dalka India oo caawa kasoo degtay Muqdisho & RW Kheyre oo Garoonka uga hortagay…

January 19, 2018
Waxaa fiidkii hore ee caawa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee  Aadan Cadde ee ku yaala magaalada Muqdisho kasoo ...

DEG DEG VIDEO;- Maamulka Soomaaliland oo Ka Cabanaya Farmaajo, Kana Seexan Waayey Safarkiisa Muuqaal

January 19, 2018
Faysal cali Waraabe oo shir ku qabtay magaalada hargeisa ayaa ka hadlay xaalada maamulka somaliland oo u sheegay ...

Daawo Video::Falaqaynta Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada puntland Iyo Somaliland Dhulbahante dhiigu Ku kacay (MUUQAAL)

January 19, 2018
HALKAN KADAAWO MUQAALKA IYO FAAH FAAHINTA 

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inuu socdaal ku yimaado magaalada laascaanood iyo tukoraq halkaasi oo ay ka ...