Friday, January 19th, 2018
.

DEG DEG VIDEO;- DAGAALKII GOBOLKA SOOL OO WAJI KALE YEESHAY DAAWO MUUQAALKA

,
Published on January 10, 2018 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha Guurtida ee Somaliland  Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Isugu yeedhay Fadhi-dheg dheg ah Golaha Guurtida, Wuxuuna uga Warbixiyey Xaalada Colaadeed ee ka dhextaagan Puntland iyo Somaliland.Wuxuu sheegay in weerar lagu soo qaaday Somaliland, Islamarkaana aysan hada iygu gaadhin Xuduudkii oo u dhow Garoowe, Wuxuuna Xusay inay dhinaca Puntland uga timaado daan-daansi.

HALKAN GUJI OO DAAWO MUUQAALKA

.

Readers Comments (0)



<




ARRIMAHA BULSHADA

Jabuuti oo marti galisay shirka Ciidanka heeganka ah ee Bariga Africa iyo Somalia oo ka baaqatay…

January 19, 2018
Magaalada Jabuuti oo ah caasimada dalka Jabuuti ayaa  waxaa lagu soo gaba-gabeeyya shirkii saddex iyo labaatanaad ee ururka ...

WAR DAG DAG AH: Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay dalka India oo caawa kasoo degtay Muqdisho & RW Kheyre oo Garoonka uga hortagay…

January 19, 2018
Waxaa fiidkii hore ee caawa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee  Aadan Cadde ee ku yaala magaalada Muqdisho kasoo ...

DEG DEG VIDEO;- Maamulka Soomaaliland oo Ka Cabanaya Farmaajo, Kana Seexan Waayey Safarkiisa Muuqaal

January 19, 2018
Faysal cali Waraabe oo shir ku qabtay magaalada hargeisa ayaa ka hadlay xaalada maamulka somaliland oo u sheegay ...

Daawo Video::Falaqaynta Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada puntland Iyo Somaliland Dhulbahante dhiigu Ku kacay (MUUQAAL)

January 19, 2018
HALKAN KADAAWO MUQAALKA IYO FAAH FAAHINTA 

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inuu socdaal ku yimaado magaalada laascaanood iyo tukoraq halkaasi oo ay ka ...