Friday, January 19th, 2018
.

DEG DEG VIDEO;- MAAMULKA Galmudug oo lagaa dareemay damaashaadka Farmaajo daawo

,
Published on January 11, 2018 by   ·   No Comments

Wafdi Balaadhan oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada kana soo jeeda deegaanada Galmudug ee Soomaaliya ayaa  gaadhay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, uguna gudubnay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Galmudug waxa ay diyaar garoobeysaa munaasabado waaweyn oo ku soo fool leh, oo ugu soo horeyn doono Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Eng. Sabriye, Madaxweyne Xaaf oo saldhigan doona xafiiskiisa Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb iyo waftiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Wafdigan ayaa Sidoo kale booqan doona magaalooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq iyo deegaanada ku hareereysan oo ay dhamaantood ka so socdaan diyaar garoowga loogu jiro soo dhaweynta Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

.

Readers Comments (0)



<




ARRIMAHA BULSHADA

Jabuuti oo marti galisay shirka Ciidanka heeganka ah ee Bariga Africa iyo Somalia oo ka baaqatay…

January 19, 2018
Magaalada Jabuuti oo ah caasimada dalka Jabuuti ayaa  waxaa lagu soo gaba-gabeeyya shirkii saddex iyo labaatanaad ee ururka ...

WAR DAG DAG AH: Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay dalka India oo caawa kasoo degtay Muqdisho & RW Kheyre oo Garoonka uga hortagay…

January 19, 2018
Waxaa fiidkii hore ee caawa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee  Aadan Cadde ee ku yaala magaalada Muqdisho kasoo ...

DEG DEG VIDEO;- Maamulka Soomaaliland oo Ka Cabanaya Farmaajo, Kana Seexan Waayey Safarkiisa Muuqaal

January 19, 2018
Faysal cali Waraabe oo shir ku qabtay magaalada hargeisa ayaa ka hadlay xaalada maamulka somaliland oo u sheegay ...

Daawo Video::Falaqaynta Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada puntland Iyo Somaliland Dhulbahante dhiigu Ku kacay (MUUQAAL)

January 19, 2018
HALKAN KADAAWO MUQAALKA IYO FAAH FAAHINTA 

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inuu socdaal ku yimaado magaalada laascaanood iyo tukoraq halkaasi oo ay ka ...