Saturday, December 16th, 2017
.

DEG DEG Video;- Natiijada Doorashadii Somaliland oo Musharixiinta Laga Saxeexayo, Iyo Wararkii ugu dambeeyay (MUUQAAL)

Published on November 20, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa lagu wadaa in  lagu dhowaaqo Natiijada kasoo baxday Doorashadii Madaxwayne ee dhowaan ka Qabsoontay deegaanada Somaliland, Iyadoona ay soo dhamaatay Tirintii Codadka ay Shacabku dhiibteen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Musharixiinta Sadexda Xisbi ee ku tartamay Doorashada oo kala ah Muuse Biixi Cabdi (Kulmiye,  C.raxmaan C.laahi Cirro (Wadani) iyo Faysal Cali Waraabe (Ucid) ayaa maanta la isugu keenay Xarunta Komishinka Doorashada,  Waxaana mid kasta laga Saxeexayaa inay Aqbaleen Hanaankii loo Tiririyey Doorashada.

Sidoo kale waxaa Xarunta ku sugan Culimo iyo Waxgarad kale oo goob joog ka Noqon doona.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->