Saturday, December 16th, 2017
.

DEG DEG VIDEO;-Wasiir Reer Soomaliland ah oo Fariin u Diray Cali KHaliif, Muuse Biixi (Muuqaal)

Published on November 29, 2017 by   ·   No Comments

Maxamuud Siciid Maxamed oo Horay wasiir uga soo noqday somaliland ayaa dib uga soo Noqday magaalada Muqdisho oo Mudooyinkii ugu dambeeyay uu ku sugnaa, wuxuuna Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maxamuud oo u Muuqday Xil doon ayaa  Amaan kala dul dhacay Muuse Biixi Cabdi,  Sidoo kale wuxuu kahadlay Doorashadii Somaliland ka dhacday, Isagoona Dr. Cali Khaliif ku Bogaadiyey inuu ku Biiro Maamulka Somaliland.

 

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->