Friday, January 19th, 2018
.

DEG DEG VIDEO;- Wax Garadka Reer Somaliland oo Ku Baqaay Dagaal Culus DAAWO

,
Published on January 11, 2018 by   ·   No Comments

Waxa Soo Xoogaysanaya Eedaha Ay isku Jeedinayaan Puntland Iyo Soomaliland,waxayna Odayaasha Soomaliland Iclaamiyeen Ka Qeyb galka Dagaalka Soomaliland Iyo Puntland Oo ka Dhacay Deegaano Gobolka Sool Ka Tirsan.

Odayaashani Soomaliland Ayaa Si Kulul waxay Uga Hadleen dagaalka Soomaliland Iyo Puntland In laga Qeyb galo Iyadoona Puntland Ujeediyey Eedaymaha Dagaalkaasi.

halka Iisimada Puntland Sheegeen In nabada la Ilaaliyo Xili Soomaliland Sheegtay Inay gacanta Ku dhigi doonto  Ilaa Yoocada Duleedka Garoowe,Taasi oo muujinaysa Soomaliland Inay Dagaalka Puntland Sii Xoojinayaan.

 Halkani Riix Video Odayaasha

.

Readers Comments (0)



<




ARRIMAHA BULSHADA

Jabuuti oo marti galisay shirka Ciidanka heeganka ah ee Bariga Africa iyo Somalia oo ka baaqatay…

January 19, 2018
Magaalada Jabuuti oo ah caasimada dalka Jabuuti ayaa  waxaa lagu soo gaba-gabeeyya shirkii saddex iyo labaatanaad ee ururka ...

WAR DAG DAG AH: Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay dalka India oo caawa kasoo degtay Muqdisho & RW Kheyre oo Garoonka uga hortagay…

January 19, 2018
Waxaa fiidkii hore ee caawa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee  Aadan Cadde ee ku yaala magaalada Muqdisho kasoo ...

DEG DEG VIDEO;- Maamulka Soomaaliland oo Ka Cabanaya Farmaajo, Kana Seexan Waayey Safarkiisa Muuqaal

January 19, 2018
Faysal cali Waraabe oo shir ku qabtay magaalada hargeisa ayaa ka hadlay xaalada maamulka somaliland oo u sheegay ...

Daawo Video::Falaqaynta Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada puntland Iyo Somaliland Dhulbahante dhiigu Ku kacay (MUUQAAL)

January 19, 2018
HALKAN KADAAWO MUQAALKA IYO FAAH FAAHINTA 

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inuu socdaal ku yimaado magaalada laascaanood iyo tukoraq halkaasi oo ay ka ...