Friday, January 19th, 2018
.

Deg Deg VIDEO:Madaxweyne Farmaajo Oo Magaalada Gaalkacyo RUXAY DAAWO DAMAASHAADKA

,
Published on January 13, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.Madaxweyne farmaajo ayaa ka soo ambabaxay magaalada Boosaaso oo labadii maalin ee la soo dhaafay uu ku sugnaa,isagoo horay u soo maray deegaano iyo degmooyin u dhaxeeyo Boosaaso iyo Gaalkacyo.

Si weyn ayaa magaalada Gaalkacyo loogu soo dhoweeyay madaxweyne Farmaajo iyo Wefdigiisa,waxaana shacab badan ay uga hortageen banaanka magaalada.

Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu la hadlo Waxgaradka,Mas’uuliyiinta iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku dhaqan Gaalkacyo.Wuxuuna uga sii gudbi doonaa magaalooyin kale oo ka tirsan Galmudug.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

.

Readers Comments (0)



<




ARRIMAHA BULSHADA

Jabuuti oo marti galisay shirka Ciidanka heeganka ah ee Bariga Africa iyo Somalia oo ka baaqatay…

January 19, 2018
Magaalada Jabuuti oo ah caasimada dalka Jabuuti ayaa  waxaa lagu soo gaba-gabeeyya shirkii saddex iyo labaatanaad ee ururka ...

WAR DAG DAG AH: Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay dalka India oo caawa kasoo degtay Muqdisho & RW Kheyre oo Garoonka uga hortagay…

January 19, 2018
Waxaa fiidkii hore ee caawa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee  Aadan Cadde ee ku yaala magaalada Muqdisho kasoo ...

DEG DEG VIDEO;- Maamulka Soomaaliland oo Ka Cabanaya Farmaajo, Kana Seexan Waayey Safarkiisa Muuqaal

January 19, 2018
Faysal cali Waraabe oo shir ku qabtay magaalada hargeisa ayaa ka hadlay xaalada maamulka somaliland oo u sheegay ...

Daawo Video::Falaqaynta Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada puntland Iyo Somaliland Dhulbahante dhiigu Ku kacay (MUUQAAL)

January 19, 2018
HALKAN KADAAWO MUQAALKA IYO FAAH FAAHINTA 

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inuu socdaal ku yimaado magaalada laascaanood iyo tukoraq halkaasi oo ay ka ...