Saturday, December 16th, 2017
.

DEG DEG Xidhibaanada Somaliland oo Sheegay Inaysan Ansixin Doonin Wasiirada Cusub ee Muuse,

Published on November 27, 2017 by   ·   No Comments

Xildhibaan Axmed Diirey (Nac-nac) ayaa sheegay inaan Wakiiladu  Ansixin doonin Xukuumada uu soo dhisi doono Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Nimankii wasiirada ahaa, ee Dhiig-miiratada ahaa,   Waa inaanu waxba kasoo celin,   Hadii uu soo celi ma Ansixin doono “ Ayuu yidhi.

Dhinaca kale wuxuu Bulshada la wadaagay Qiso aad uga yaabisay, Kadib markii ay Bir aad culus dhakada uga soo dhacday taasi oo waxba aan yeelin,  Wuxuuna sheegay inuu filayo inuu Badbaaday Sadaqo uu baxsaday. DAAWO WAXA DHACAY.

 

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->