Friday, January 19th, 2018
.

DHAGAYSO: DFS oo Shaacisay Xogtii ugu Dambaysay Qaraxii Muqdisho…?

,
Published on October 17, 2017 by   ·   No Comments

Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa k warbixiyay halka ay marayso qorsha loogu Gurmanayo dadkii ku dhaawacmay qaraxii Soobe oo ay wadan guddiga Gurmad Qaran.

HALKAN RIIX OO DHAGAYSO CODKA

Wasiir Yariisoow ayaa sheegay in inta badan dalalka Saaxiibda dhow la’ah dalka Soomaaliya ay soo direen Dhaqatiir iyo Fawooyinka halka qaarkood Wadamadooda ay geyeen si loogu daweeyso.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAAL NAXDIN LEH

.

Readers Comments (0)



<




ARRIMAHA BULSHADA

Jabuuti oo marti galisay shirka Ciidanka heeganka ah ee Bariga Africa iyo Somalia oo ka baaqatay…

January 19, 2018
Magaalada Jabuuti oo ah caasimada dalka Jabuuti ayaa  waxaa lagu soo gaba-gabeeyya shirkii saddex iyo labaatanaad ee ururka ...

WAR DAG DAG AH: Diyaarad siday Maxaabiis laga keenay dalka India oo caawa kasoo degtay Muqdisho & RW Kheyre oo Garoonka uga hortagay…

January 19, 2018
Waxaa fiidkii hore ee caawa Garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee  Aadan Cadde ee ku yaala magaalada Muqdisho kasoo ...

DEG DEG VIDEO;- Maamulka Soomaaliland oo Ka Cabanaya Farmaajo, Kana Seexan Waayey Safarkiisa Muuqaal

January 19, 2018
Faysal cali Waraabe oo shir ku qabtay magaalada hargeisa ayaa ka hadlay xaalada maamulka somaliland oo u sheegay ...

Daawo Video::Falaqaynta Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada puntland Iyo Somaliland Dhulbahante dhiigu Ku kacay (MUUQAAL)

January 19, 2018
HALKAN KADAAWO MUQAALKA IYO FAAH FAAHINTA 

DEG DEG: Muuse Biixi iyo iyo ciidankii ugu badnaa oo kusoo wajahan Tukaraq iyo ciidamadii Puntland oo lagusoo waramayo in ay…

January 19, 2018
Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inuu socdaal ku yimaado magaalada laascaanood iyo tukoraq halkaasi oo ay ka ...