Saturday, December 16th, 2017
.

Madaxwaynaha Soomaaliya iyo Uhuru Kenyatta Qodobo ay ka wada Hadleen

Published on November 28, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kulan khaasa kula yeeshay dhigiisa Kenya Uhurro Kenyatta.

Labada Madaxweyne ayaa kawada hadlay xidhiidhka labada dal, Amniga, Siyaasada iyo Ganacsiga,waxa ayna isla fahmeen inay muhiim tahay in lagawada shaqeeyo dhinacyada aan kor kusoo xusnay.

Farmaajo iyo Kenyatta ayaa isla fahmay in waxbadan laga bedelo wada shaqeynta ka dhexeysa labada dal, isla markaana kor loo qaado xiriirka Amniga iyo Ganacsiga.

 

HALAKN KAAADWO MUUQAALKII SHALAY

 

Kenyatta ayaa dhigiisa Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo u sheegay in Somalia ay ka saaci doonaan dhanka amaanka waxa uuna cadeeyay inay dareemayaan isbedel dhanka amaanka ah.

Waxa uu u ballanqaaday inay kala shaqeynayaan sida dowladaha horumarsan ay isku garabtaagi lahaayen Somalia oo iminka kasii baxeysa burburka.

Sidoo kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa dhankiisa ka sheegay inay ka shaqeyn doonaan sida Kenya ay kala shaqeyn lahaayen dhammaan waxyaabaha karaankooda ah.

Geesta kale, dowladaha Somalia iyo Kenya ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir iskaashi oo dhinacyada ammaanka, ganacsiga iyo horumarka, waxaana xusid mudan inuu jiro gudi wadajir ah oo labada dhinac u qaabilsan dhaqan-galinta heshiisyada iskaashi ee u dhaxeeya labada dal.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS MudaneĀ  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->