Saturday, December 16th, 2017
.

Madaxwayne Farmaajo oo diiday in uu la kulmo Netanyahu….

Published on December 5, 2017 by   ·   No Comments

Madaxwayne Farmaajo oo diiday in uu la kulmo Netanyahu….

Madaxwaynaha DFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wuxuu diiday in uu la kulmo Ra’iisulwasaaraha Israel Netanyahu wakhti uu booqasho ku joogay dalka Kenya oo kaga qayb galayay shirka madaxwayneyaasha Africa.

masuul sare oo ka tirsan ururka oo lagu magacaabo Mousa Abu Marzouq ayaa ku amaanay madaxwaynaha Somalia talaabada uu qaaday isagoo sheegay in ay tahay talaabo wanaagsan oo ugu hiiliyay falastiniyiinta.

Wuxuu sidoo kale masuulkaasi sheegay in ay talaabadani muujinayso sida masuuliyada leh ee ay u dhaqmayso xukuumada walaalaha ah ee Somaliyeed ee kasoo horjeedsaday buu yidhi kuwa ku soo duulay ee qabsaday dhulka barakaysan.

Xigasho: Hiiraanonline turjumaadii Abdi

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS MudaneĀ  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->