Saturday, December 16th, 2017
.

Maxaa lagaga hadlay shirka Amniga Somalia ee maalinkiisii labaad ka soconaya Muqdisho…?

Published on December 5, 2017 by   ·   No Comments

Maxaa lagaga hadlay shirka Amniga Somalia ee maalinkiisii labaad ka soconaya Muqdisho…?

Waxaa Magaalada Muqdisho maalinkii labaad ka dhacay shirka amniga  iyo dhismaha ciidmada xooga dalka Somalia lagaga arrinsanayay oo ka furmay caasimada dalka Somalia ee Muqdisho.

 

Qodobka ugu muhiimsan ee shalay laga hadlay ayaa wuxuu la xidhiidhay arrimaha amniga dalka Somalia iyo sidii loo soo celin lahaa amnigii iyo kala danbayntii.

Dhanka kale shirka ayaa manta wuxuu galay wajigii labaad iyadoo lagaga wada hadlay arrimaha dhaqaalaha iyo siyaasada.

Madaxwaynaha DFS Somaliya mudane Maxamed Cabdullahi (Farmaajo) ayaa khudbad ka jeediyay kulanka.

 

Somalia ayaa u muuqata mid kazoo kabanaysa dagaaladii sokeeye ee halakeeyay inkastoo ay wali jiraan caqabado badan oo aan la iska indho tiri Karin.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->