Saturday, February 17th, 2018
.

Maxaadan Ogayn oo looga hadlay shir Albaabada ay u xiran yihiin oo dhexmaray G/Yariisow iyo Xubno kasocda QM?

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan “Yariisow” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socday hay’adda UNDP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca mashaariicda.

George Konvy oo ka mid ah madaxda sare ee hay’adda UNDP ee hoggaaminayay xubnahaasi iyo Duqa Muqdisho ayaa ka wada hadlay sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa xarumaha Dowladda Hoose ee Xamar iyo dib u dajinta barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Guddoomiye Yariisow iyo Xubnaha ka socda Hay’adda UNDP ay ka wada hadleen sidii loo horumarin lahaa Gobolka Banaadir.

Waxayna soo dhoweeyeen magacaabista Guddoomiye Yariisow oo ay ku tilmaameen mid Shacabka Gobolka Banaadir u horseedeysa horumaro la taaban karo.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

MUUQAAL: Qaar kamid ah Soomaali ku xidhaynayd Dalka Liibiya oo Muqdisho Dawladdu keentay oo Farxad la Ooyey

February 17, 2018
Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Waxaa maanta kasoo degey Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xidhnaa dalka Liibiya,  Kuwaasi oo Dalwadda ...

LAASCAANOOD: Dhacdo Naxadin iyo Murugo Badan oo ku dhacday Wiil Soo Qabsaday Xayawaanka Diinka (Video)

February 17, 2018
Wiil dhalinyaro ah oo ku noolaa magaalada Laascaanood ayaa soo Qabsaday   Xayawaanka Diinka , Kadib markii uu ku ...

Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar oo jig-jiga ka dagay…

February 17, 2018
Madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxay dib ugusoo ...

XOG: Safaarada Turkiga ee Somalia oo Qorshe lama filaan ah ka wada Muqdisho…

February 17, 2018
Sida aan xogta ku helnay Safaarada Turkiga ee Somalia ayaa wada qorsho ay ku howlgalineyso qaar kamid ah ciidamadii ay dhawaan ...

DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose….

February 17, 2018
DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose…. Xilli Muddooyinkii ugu dambeeyay ciidamada ...

WAR DAG DAG AH: Dad Maxaabiis ah oo laga soo dajiyay Magaalada Muqdisho…

February 17, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa goor dhow laga soo dajiyay Maxaabiis Somaliyeed oo dowladda Somaliya ay ku guulaysatay ...