Saturday, February 17th, 2018
.

XOG RASMI AH: Gawaadhi Qaraxyo ka buuxaan Hub iyo Rasaas Muqdisho loosoo waday oo la Qabtay

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka Somaliyeed Jeneral Cabdullahi Cali Caanood ayaa ka warbixiyay howlgal Ciidamada dowladda ay ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha hoose.

Jeneral Caanood ayaa sheegay in Ciidamada dowladda ee qabsaday Mubaarak ay dagaankaas ugu tageen Labo gaari oo laga buuxiyay walxaha qarxa  Hub iyo Rasaas farabadan sidoo kalena ay dagaankaas ku bur buriyeen FM Radio oo ay Alshabaab leeyihiin sida uu sheegay.

Caanood ayaa ku faanay in howlgallada ay sii socon doonaan isaga oo xusay in dagaal uu ka socdo degaanka Tooratooroow ee Gobolka Shabeellaha hoose,Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayuu sheegay in ay ku wajahanyihiin dagaannada Farsooleey iyo jannaale.

Jen Caanood waxaa uu intaas raaciyay in Ciidamada ay bur buriyeen gaadiidka ay ku rarnaayeen walxaha qarxa sidoo kalena ay kuwo kale maanta bur burinayaan.

Ciidamada dowladda,kuwa AMISOM iyo diyaarado dagaal ayaa shalay ka qayb galay howlgal Ciidamada dowladda ay ku qabsadeen Dagmada Awdheegle, dagaannada Mubaarak Daarusalaam Ugunji iyo meelo kale.

 

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

MUUQAAL: Qaar kamid ah Soomaali ku xidhaynayd Dalka Liibiya oo Muqdisho Dawladdu keentay oo Farxad la Ooyey

February 17, 2018
Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Waxaa maanta kasoo degey Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xidhnaa dalka Liibiya,  Kuwaasi oo Dalwadda ...

LAASCAANOOD: Dhacdo Naxadin iyo Murugo Badan oo ku dhacday Wiil Soo Qabsaday Xayawaanka Diinka (Video)

February 17, 2018
Wiil dhalinyaro ah oo ku noolaa magaalada Laascaanood ayaa soo Qabsaday   Xayawaanka Diinka , Kadib markii uu ku ...

Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar oo jig-jiga ka dagay…

February 17, 2018
Madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxay dib ugusoo ...

XOG: Safaarada Turkiga ee Somalia oo Qorshe lama filaan ah ka wada Muqdisho…

February 17, 2018
Sida aan xogta ku helnay Safaarada Turkiga ee Somalia ayaa wada qorsho ay ku howlgalineyso qaar kamid ah ciidamadii ay dhawaan ...

DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose….

February 17, 2018
DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose…. Xilli Muddooyinkii ugu dambeeyay ciidamada ...

WAR DAG DAG AH: Dad Maxaabiis ah oo laga soo dajiyay Magaalada Muqdisho…

February 17, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa goor dhow laga soo dajiyay Maxaabiis Somaliyeed oo dowladda Somaliya ay ku guulaysatay ...