Saturday, February 17th, 2018
.

XOG; Tarsan oo ka digay Qorshe Halis ku ah Dowladda oo ay maleegayaan siyaasiyiin iyo Xildhibaano

Published on February 12, 2018 by   ·   No Comments

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho hadana lataliyaha madaxwaynaha Somaliya dhanka Siyaasada Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka digay in la carqaladeeyo howlaha horumarka ah ay ku talaabsaneysa Dowladda Soomaaliya.

Mr. Tarsan ayaa farta ku fiiqay iney jiraan siyaasiyiin ku howlan sidii ay u xagal daacin lahaayeen horumarada dalka ka jira lagana dhaadhiciyo shacabka waxyaabo marin habaabin ah,islamarkaana ka baxsan bini-aadanimada.

Wuxuu sheegay Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ah la taliyaha dhanka Siyaasadda ee madaxweynaha Soomaaliya in Dowladda Soomaaliya mudada halka sano ah ay jirto u qabsoomeen waxyaabo badan oo laga xusi karo socdaalkii nabada uu madaxwayne ku soo maray Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka horjeeda Dowladda ayuu ku tilmaamay in ay ku mashquulsan yihiin Arrimo hagar daamo ku ah howlaha aan indhaha ka qarsoomin ee mdaxtooyada Somaliya.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

MUUQAAL: Qaar kamid ah Soomaali ku xidhaynayd Dalka Liibiya oo Muqdisho Dawladdu keentay oo Farxad la Ooyey

February 17, 2018
Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Waxaa maanta kasoo degey Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xidhnaa dalka Liibiya,  Kuwaasi oo Dalwadda ...

LAASCAANOOD: Dhacdo Naxadin iyo Murugo Badan oo ku dhacday Wiil Soo Qabsaday Xayawaanka Diinka (Video)

February 17, 2018
Wiil dhalinyaro ah oo ku noolaa magaalada Laascaanood ayaa soo Qabsaday   Xayawaanka Diinka , Kadib markii uu ku ...

Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar oo jig-jiga ka dagay…

February 17, 2018
Madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa waxay dib ugusoo ...

XOG: Safaarada Turkiga ee Somalia oo Qorshe lama filaan ah ka wada Muqdisho…

February 17, 2018
Sida aan xogta ku helnay Safaarada Turkiga ee Somalia ayaa wada qorsho ay ku howlgalineyso qaar kamid ah ciidamadii ay dhawaan ...

DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose….

February 17, 2018
DHAGAYSO: Qataro Lama filaan ah oo laga soo sheegayo Howlgalada ka dhaca Shabeelaha hoose…. Xilli Muddooyinkii ugu dambeeyay ciidamada ...

WAR DAG DAG AH: Dad Maxaabiis ah oo laga soo dajiyay Magaalada Muqdisho…

February 17, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ayaa goor dhow laga soo dajiyay Maxaabiis Somaliyeed oo dowladda Somaliya ay ku guulaysatay ...