Saturday, December 16th, 2017
.

XOG: Wax ka ogow shuruuda ay kooxda mooshinka ka wada MD Farmaajo ku xidheen ka laabashada Mooshinka…

Published on December 6, 2017 by   ·   No Comments

XOG: Wax ka ogow shuruuda ay kooxda mooshinka ka wada MD Farmaajo ku xidheen ka laabashada Mooshinka…

Wakhti ay caasimada Somaliya ee  Muqdisho ka socdeen ololaha saxiixa mooshin lagu doonayo in xilka looga qaado madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa kooxda wada ololahan la sheegay inay shuruudo ku xireen ka noqoshada iyo joojinta mooshinka.

 

waxaa intaasi dheer in Xildhibaano  iyo Siyaasiyiin ay ka mid yihiin musharixiin madaxwayne iyo wasiiro hore oo intooda ugu badan ay ka socdaan kooxdii Damjadiid ee Qabyo ayaa laga soo xigtay inay ka joojinayaan ololaha mooshinka haddii isku shaandheyn lagu sameeyo xukuumadda lagana siiyo xilal wasiiro.

HALKAN RIIX OO DHAGAYSO COD DHEERAAD AH

Hadaba Xubnaha hormuudka u ah kooxdan ayaa la sheegay inay la kulmeen ergo ka socotay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyagoo dooda ugu weyn ee ay qabaan ay noqotay in albaabada laga xidhay isla markaana madaxwaynaha isla markaana laga fogeeyay awoodda dalka.

ilaa iyo haatan Lama oga in dalabka kooxdan la aqbali doono iyo in kale  laakiin waxaa la xaqiijiyay inay isbaheysiga ka horjeeda dowladda Farmaajo uu yahay ujeedo badan ay ku kulansan yihiin dad kala duwan oo aan isku mabda’a ahayn  balse ka mideysan inay xilal ka helaan dowladda ama ay maja xaabiyaan.

XIGASHO: Warqaad

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)







WARARKA MAANTA

XAASAASI Dhagayso: Maxay yihiin Siraha haayadaha shisheeye ee uu fashiliyay mahad salaad…?

December 15, 2017
Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal (mercenaries) shirkado ajnabi ah wataan!   8dii bishaan waxaa qoray in Qaybtii ...

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: RW Khayre oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sheekh Maxamuud…

December 15, 2017
Ra'iisul wasaaraha DFS Mudane  Xasan cali Khayre Ayaa wuxuu ka Hadlay dowladooda Waxay ugu timi dalka Markii Ay ...

DEG DEG VIDEO;- MUUSE BIIXI OO LAASCAANOOD LAGAGA KACAY, HANJABAAD, CULUS DAAWO

December 15, 2017
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool oo kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Dhibaatooyin kala ...

DAAWO: Dowlada Itoobiya oo ka hadashay Saamiga ay ku yeelanayso Dekada Ber-bera…

December 15, 2017
Wasiirka Dowlada Federalka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhinaca gaadiidka mudane Axmed Shide ayaa wuxuu ka hadlay saamiga ...

Maxay uga dhigan tahay Dr. Cali Khaliif Xubnaha dagaalka kula Jiray ee Muuse Biixi Wasiirada ka dhigay (Warbixin+ Muuqaal)

December 15, 2017
Madaxwaynihii Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa dhowaan wuxuu heshiis la galay Madaxwaynihi Wakhtigiisu dhamaaday ee Somaliland Axmed ...
-->